Countdown header img desk

MAI SUNT 00:00:00:00

MAI SUNT

X

Countdown header img  mob

MAI SUNT 00:00:00:00

MAI SUNT

X

Promotii popup img

🍒Weekend Litera -50% -20%

🚛 la doar 4.99lei!

Poftă de citit?

Hai la răsfoit!

Goobjooge: qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Goobjooge: qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf - Maxamed (abdibashir) Xirsi Guuleed

Goobjooge: qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Dhibaatooyin iyo 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga 2002 3. Shirrabid 2004 4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo 2006 5. 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo 7. صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. 2011 9. Aan ooyee albaabka ii 2012 10. Cilmi-boodhari 2014 11. Qalin ma 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji 12. Awliyooy lagaa 2016 13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan 2018 (la qoray Aadan-cadde) 14. Hoombaro, suugaanta abwaan 2020 15. Turjumaadda Jus 2021 16. Turjumaadda Jus 2022
Citeste mai mult

-10%

PRP: 120.90 Lei

!

Acesta este Pretul Recomandat de Producator. Pretul de vanzare al produsului este afisat mai jos.

108.81Lei

108.81Lei

120.90 Lei

Primesti 108 puncte

Important icon msg

Primesti puncte de fidelitate dupa fiecare comanda! 100 puncte de fidelitate reprezinta 1 leu. Foloseste-le la viitoarele achizitii!

Livrare in 2-4 saptamani

Descrierea produsului

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid 1. Da´yarta Soomaaliyeed ee Dhibaatooyin iyo 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga 2002 3. Shirrabid 2004 4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo 2006 5. 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo 7. صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. 2011 9. Aan ooyee albaabka ii 2012 10. Cilmi-boodhari 2014 11. Qalin ma 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji 12. Awliyooy lagaa 2016 13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan 2018 (la qoray Aadan-cadde) 14. Hoombaro, suugaanta abwaan 2020 15. Turjumaadda Jus 2021 16. Turjumaadda Jus 2022
Citeste mai mult

S-ar putea sa-ti placa si

De acelasi autor

Parerea ta e inspiratie pentru comunitatea Libris!

Istoricul tau de navigare

Acum se comanda

Noi suntem despre carti, si la fel este si

Newsletter-ul nostru.

Aboneaza-te la vestile literare si primesti un cupon de -10% pentru viitoarea ta comanda!

*Reducerea aplicata prin cupon nu se cumuleaza, ci se aplica reducerea cea mai mare.

Ma abonez image one
Ma abonez image one